Maysara Group

Ciyaaraha

JAALLE Garoon

Garoonka qabso, kooxda soo urursó.

Xogta shirkadda

Hawlgal
La aasaasay
2026
Qabsasho
Live

Laga heli karaa

  • Android
  • iOS

Waa maxay?

Hab lagu qabsado garoomada kubbadda cagta, koox lagu sameeyo, ciyaartana lagu qorsheeyo — iyada oo aan la wicin qof.

Garoomada Muqdisho waxaa lagu qabsadaa telefoon iyo xusuus. Halkan waxaad ka aragtaa saacadaha banaan, waadna qabsan kartaa isla markiiba.

Waxay qabato

  • Saacadaha banaan oo la arko
  • Qabsasho iyo bixin toos ah
  • Kooxo iyo tartamo

Yaa isticmaala?

Ciyaartoyda iyo milkiilayaasha garoomada.

Halka ay marayso

Hawlgal

Waa shaqaynaysaa.

Ma jeceshahay inaad nala shaqayso?

Haddii aad tahay dawlad, bangi, ganacsi weyn ama maalgeliye — kooxda hawlgalka ayaa kuu jawaabaysa.

Nala soo xiriir